Wararkii ugu dambeeyey Qaraxyadii Sri-lanka & geerida oo tirabeel noqotay (Sawirro)

Dad ka badan 210 qof ayaa inta laga warqabo maanta oo Axad ah ku dhintay qaraxyo lala eegtay kaniisaddo iyo hotello ku yaalla dalka Srilanka. Qaraxyadan oo ahaa kuwo si weyn loo soo qorsheeyey ayaa waxaa ku dhaawacmay in ka badan 600 oo qof, iyadoo geerida ay saacadba saacada  ka dambeysa sii kordheyso. Saraakiil dhinaca … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey Qaraxyadii Sri-lanka & geerida oo tirabeel noqotay (Sawirro)